Daawo Muuqal Qaab ugu sahlan ee ka joojonaya biya baxa dag daga ah

Bulsha:- Maxaa keena naagta inay ninka nacdo? waa su’aal humim ah oo u baahan jawaab rasmi ah, runtii ninka iyo naagta waxaa u dhexeeya jacayl ama nacayb, haddii ay is jeclaadaan aad bay u raaxaysanayaan, haddii ay is nacaanna waxay galayaan dhibaato weyn oo keenaysa guriga inuu burburo, sababaha naagta ay ninka ku nacdo waxaa lagu soo koobi karaa arrimahan soo socda

Bakhaylnimo Been Mas’uuliyad la’aan Karti yari Mashaqaytenimo Jeesjees Dabaalnimo Kibir
Hunguriweyni Sabar la’aan Raaxayn iyo romaansi la’aan

Marka yurub la tagay naago badan ayaa nimanka ka tagay oo iska furay, markaas rag kale soo raadsaday, waxaa la sheegaa naag ayaa Canada ku noolayd waxay maraysay sanadka 2008-ka lix nin, marba mid ayay guursanaysaa way iskaga tagaysaa, taas maxaa ku kalifay? waxaan filayaa in ragga soomaaliyeed badankooda ka soo bixi karin mas’uuliyadda guurka,

gaar ahaan xagga galmada, haweenka tagay dalalka yurub wax badan ayay arkeen raaxada aad bay u fahmeen, waayo bulsho kale ayay galeen, ninkii soomaaliyeed oo hal nooc keliya galmada ka garanayay waxay ku qasbanaadeen inay yasaan oo ay raadiyaan nin ka culus ninkaas, waxaa kaloo jira,

HALKAAAN KA DAAAWO MUUQALKAAAAN






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment