Bikro iyo siil sidee lagu gartaa

Bulsha:- Inta badan dumarku way xishood badan yihiin, siiba Marka laga hadlayo arrimaha Galmada  sida nimanka oo kale naago caddaysanya inay galmo u baahan yihiin  way yaryihiin siiba kuwa da’da yar oo u dhexaa 15 ilaa 29 Sano.

Marka haddii ay u baahan tahay xaaska galmo waxaa laga dareemaa waxyaalo ku tusinaya inay diyaar tahay waxaa ka mid ah :-

1- inay is qurxiso oo dhar fiican ay soo qaadato oo ay ninkeeda sugto hadduu maqan yahay.

2- inay kaftan farakacayaar ah la gasho ninkeeda.

3- inay dhar khafiif soo qaadato sida diraca oo kale iyadoo aan hoos wax ka gashanayn oo ninkeeda sidaa ku soo ag fariisato ama hortiisa ku foofoorarsata iyadoo si daran baryaheeda u muujinaysa oo iska dhigaysa inay wax dhulka ka gurbinayso.

4- inay ninka ku tiraahdo dhabarka baa la iga hayaa ee ii riixriix
dabcan ninka wuu iska fahmi karaa waxa ay rabto isagoo aan kaali   oran buu weerarayaa.

5-In ay isku Xanaajiso hadii uu dhaqsi Sheekada la fahmi waayo si uu u barbaryo sidaasina uu dareen ku dhasho.










_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment