Bulsha:- Xaaskayga wax kacsi ma dareento aadna way neceb tahay raaxada galmada qaabka aan rabo kama helo aniga waxaan jecelahay dogsteyl iyada aad bay neceb tahay, waxay i dhahaysaa sida ma rabi , jiifka ayaya ka heshaa anigana jiifka mar kasta inaan sameeyo ma rabo,
Sidoo kale marka aan u tagayo tuugmo ayaa layga rabaa inaan ku raadsado lagama yaabo inaan caadi uga helo raaxada, gudniinka miyaa sabab u ah kacsi la’aanta???
Intaadan xaaskaaga ku degdegin waxaa lagaaga baahan tahay inaad iyada fahanto waxa ay u baahan tahay waxaa laga yaabaa inaydan is fahansanayn, jacayl la jil marka hore baashaali una raaxeey ilaa ay ka kacsato
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment