Farxiya fiska iyo ninkeeda iyo marwada madaxweynaha

Bulsha:- Casho ayaa loo sameeyay lamaanaha farxiya fiska iyo ninkeeda bashiir waxay ka casheeyay guriga marwada madaxweynaha sawirada halkan ka daawo.

farxiya fiska ayaa muqdisho u tagtay show ay ku qabaneysay magaalada

ciidul firtigii lasoo dhaafay habeenkeeda

fanaanad ayaa hada habeen walba lagu xasumaa guryaha madaxda magaalada muqdisho


fanaanada ayaa muqdisho ku sheegtay meel nabad ah 

waxay kaloo sheegtay ineey aad ugu heshay baladka







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment