Wargalin: Sacuudiga oo deg deg u dalbaday 400 oo gabdhood iyo shuruudo yaab leh oo lagu xiray+akhriso shuruudaha

Bulsha:-  Wasaarada Shaqadda Iyo Shaqaallaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxay Wargalinaysa Dhamaan Gabadhaha Ku Nool Gobolada Shabellaha Hoose, Bay iyo Bakool in la qaadayo 400 Oo Hablod isla markaana ay ka Soo Shaqeysan  doonaan Wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya taasoo ay ku  timid  Dadaal iyo Heeshiis Dhexmarey Dowlada Dhexe Ee Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya, waxaana damaad qaadeysa Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Is diiwan galintu waxay ka socotaa iminka Xarunta Wasaaradaha Ee Bay Projec Ee Magaalada, Xarunta Madaxtooyada Afgooye ( Baar ismaaciil ) ee Gobolka Shabellaha Hoose iyo Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool.

Halkan Ka Aqriso Shuruudaha.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment