U sheeg xajigaaga qeybaha Jirkaaga ugu dareenka badan si aadn ugu noolataan nolal farxad iyo is faham ku dhisan

Bulsha:- Sideedaba hadii aynu nahay noole waxa aynu leenahay baahi badan oo u baahan in wax laga qabto. Baahida aan qabno ayaa sida jaranjarada ukla saraysa. Midiba mida ay ka adagtahay ayay ka horeysaa.

Hadaba ta ugu horeysa, uguna muhiimsan ayaa ah baahida jirka, taas oo ah in uu qofku helo cunto, biyo, guri iyo raaxo guur. Waxa kale oo aad u muhiim ah in aad ogaatid in sida jirku cunto ugu baahan yahay, uu ugu baahan yahay salaaxida gacmo diiran oo siiya dareen macaan.

Waxa jirta in aad leedahay qayb ka mid ah jirkaaga oo sida qasnada oo kale ah oo aanu ogaan karin sayigaagu hadii aanad furaha siinin. Taas waxa aan uga jeednaa in aad u sheegtid sida aad doonaysid in uu kuugu raaxeeyo farxadna kuusiiyo.

Inta badan waxa aad moodaa in uu qof waliba ogyahay qaybhiisa dareenka badan ee uu leeyahay, laakiin waligaa ma ka fikirtay sida kilikilada ama xundurta ayaa ah qaybo dareenka raaxada leh meel dheer gaarsiiya.

Gabagabadiina waxa aan idin leenahay sidaa iyo qoys lagu reeyo noqda








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment