Sirta ay u diidaan hablaha marka la soo doono

Bulsha:- Saad la socoto gabar marka uu nin doono waxaad arkaysaa gabadha oo diidaysa ninka isagoo leh qurux iyo hanti iyo darajo 


taas maxaa keenaya ma sheegi kartaa gabadha waxay fiirisaa wax kale oo ah ninkan ma yahay nin dadka ay ka dambeeyaan ninkan ma yahay nin mas'uuliyad qaadi kara, 


ninkan ma yahay nin jacayl garanaya, 


marka ninka uu lahaado sifooyinkan naagta horay ayay ka oggolaanaysaa guurkiisa, 


haddiise uu yahay nin sidaas aan ahayn marna ma oggolaanayso, waayo naagta waxay rabtaa amaan inay hesho marka ay soo gasho aqalka saygeeda.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment