Bulsha:- Geedka marka aad ugu gabato gabar gashaanti ah geeraar ayay goobta kula imaanaysaa, guntiga ayay garabka saaranaysaa,
gaari haddaadan haysanin gabdhaha maanta gacan kama helaysid gaajo ma rabaan ganfuurka ayay uu taagaan,
ganacsi haddaan ku jirin garuunkaaga waa diyaar,
gabnimo iyo garaad gaf ayay u arkaan,
garsoor haka dhigan gafaaye guusha waa gargaar gabadha gashaantiga gacal ayay ka fikiraysaa garsoore ma u noqon kartaa oo geeraarka garaacaya oo guusha gaarsiinaya.
goobta galmada.net ayay guruftan ka jiraa garaabna lahayn gabbagabo ayay kuula tahay gacansaarka sheekada,

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment