Sheekhow maxaan Sameeyaa Xaaskayga galmada way ii diidaa

Bulsha:-  Xaaskayga wax kacsi ma dareento aadna way neceb tahay raaxada galmada qaabka aan rabo kama helo aniga waxaan jecelahay dogsteyl iyada aad bay neceb tahay.

waxay i dhahaysaa sida ma rabi , jiifka ayaya ka heshaa anigana jiifka mar kasta inaan sameeyo ma rabo,

sidoo kale marka aan u tagayo tuugmo ayaa layga rabaa inaan ku raadsado lagama yaabo inaan caadi uga helo raaxada,

gudniinka miyaa sabab u ah kacsi la’aanta???

Jawaab fican
Intaadan xaaskaaga ku degdegin waxaa lagaaga baahan tahay inaad iyada fahanto waxa ay u baahan tahay waxaa laga yaabaa inaydan is fahansanayn,
jacayl la jil marka hore baashaali una raaxeey ilaa ay ka kacsato






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment