Dumarka Xunta taranka ragga weyn maxay ku jeclaadeen

Bulsha:- Gabar kasta ka hadalyso waxay ka hadalaysaa geed weyn, naagaha oo dhan meel kasta ay joogaan waxay sheegaan inuu raaxo badan leeyahay guska weyn, taas ma sax baa?
runtii arintaas waxaa fikrad oo naagaha qaar ay faafiyeen bulsho kasta ayaad ka maqlaysaa naagta waxa ayku fikiraysa inuu yahay bahal dheer leh oo geed weyn leh,

taas oo markaas isu baddalayso arin nafsi ah, gabadha waxayba noqonaysaa mid aan ku raaxaysanin bahalka yar,

laakin dhab ahaan marka loo eego arintan, weynaanta ninka geedkiisa shaqo kuma laha raaxada ay naagta ka helayso, inta raaxada ku jira waa cambarka afkiisa iyo qaybta hore siilka, laakin gudaha cambarka wax dareen ah ma laha,
wa meel caadi ah, marka fikradda ah inuu raaxo badan leeyahay ninka geed balaaran ama weyn waa quraafaad oo naagaha ay faafiyeen, siiba naagaha waaweyn oo habraha ah, ninka gaddiisa raaxada badan waa midka sida la rabay u taagmi karo oona adag oona kulul







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment