Nimco sabirye iyo ifrah SAWIRO cusub

Bulsha:- Nimco samriye iyo ifraax waxay ka mid yihiin dadka soomaalida aad u tixgaliso, 


waa dad maanta hidaha iyo dhaqanka soomaalida tilmaamaya, 


ifraax aad baa looga yaqaanaa dalka iyo dibadda sidaas oo kale nimco sabriye iyaduna waa qof caan ah oo aad loo yaqaano.

waxeyna leeyihiin fans badan somaliya iyo dunida dacaladeeda somalida ku nool

aad ayay u jecelyihiin labadaan qof nimco sameriye iyo ifrah sawiro cusub oos ka eeg







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment