Gabdhaha dunida oo la shegayo inay jecel yahin raga gesiyasha ah Sababtu Maxay Tahay…

Bulsha:-  Darasad lasameyay aya lagu shegay in gabdhaha  dunida ku dhaqan  75%  ay jecel yahin raga gesiyada ah ee aan cabsan darasada oo laba waqti la so saray aya lagu shegay  gabdhaha dunida ay dorbidan raga gesiyada ah inti ay gursan lahayen raga malqabenada ah ee ku dhaqan dunida darasadan oo uu sameyay machadka darasadkaGBR ee lo so gabiyo Golden British Research  aya ku waramaysa in war bixino laga ururiyay gabdha farabdan oo ku dhaqan dunida ay mujinayso in gabdhaha inta badan ay doqdan raga gesiyasha ah inti cili baristan socotay  aya lagu waraystay gabdha badan oo ku nool dunida dafaheda gar ahan wadamada  Asia iyo qarada yurub.

In kabadan 150,000 oo gabdha ah kuna nool dunida aya lashegay waraysiyo laga qaday in ay aad u tageren in ay iyagu gursadan raga gesiyasha inti ay gursan lahayen raga haysta malka ama lacagta Robert wood oo ka tirsan machadka darasadka iyo cilimi barist GBR  aya shegay in cilmi baristan ay mugdiga ka sarayso farqiga u dhaxeyay raga gesiysha ah iyo waliba kuwa lacagta haysta waxa una tilmamay Robert wood in waxa ku qasbaya in gabdhaha ay gursadan rag gesiyal ah aysan ahayn dagal un balse ay jiran nafsi ahan wax ay ku dortan gabdha raga gesiyasha mar la waydiyay Robert wood in gabdhahu ay ku dortan raga gesiyasha ah in ay magac helan aya waxa u shegay in taas ay uga dhawdahay gabadha gursato ninka malka leh ama lacagta haysta lkn arintan ay tahay arin ku sabsan dhanka saykolojiga ama cilmi nasiga.

Rayan croker oo isna ka tirsan xarunta kale oo ku taal wadanka maraykanka  oo iyana ka shaqaysa arimha cilimi barista iyo xirirka ka dhaxeyay raga iyo hawenka aya tageray warbixintan isaga oo ku tilmayay in wax badan oo laga ogado dhanka bacriminta hubka nuclearka ay ka wanagsan tahay in baris qota dher lagu sameyo arimaha bulshada waxana u tilmayay Rayan croker inay wax badan oo ku adan arimaha bulshada ay so sari donan xiliyada so adan. .

Kalif Adam Nour oo ka tirsan machadka  Daga institute of  research a oo ku yaal magalada xebedka mombaasa  ee  wadanka Kenya aya shegay inkasto Africa aysan  ka dhex muqan darasadkan ay hadana arintani tahay wax sax ah Kalif Adam Nour aya  waxa u leyahay hadi an ka hadalno dhanka qoyska waxa qoyska mas,ul ka ah  ninka tasina wa mida ay gabdhu ku doranayso inay hesho nin  gesi ah dhanka  kale waxa darasankan si wayn uga hadlay qaybaha kala duwan e bulshada iyaga oo ku tilmamay wax qarsona o hada daha laga rogay.
Gabar u dhalatay wadanka Malaysia  waxna ka barata jamacad  ku tal wadanka  Malaysia aya shegtay inay iyadu dor bidayso in ay gursato nin (hero ) ah  ama gesi  waxayna tusale u so qadatay rag hore dunida u so maray ku wa oo aha dad loga haybaysto dhanka gesinimada oo uu ka mid ah nin hore u so hogamin jiray wadanka Germany oo lagu magacabi jiray Hitler oo aha hogamiyihi Nazigi jarmalka waxayna intaas ay ku dartay inay ku borinayso gabdhaha as aged ah inay dortan  raga gesiyasha ah  isku so wada dubo darasadan ayan mujinaysa in gabdhaha ay jecelyahin raga gesiyasha ah  inti ay gursan lahayen raga mal qabenada ah.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment