Dumarka U Weyn Qarka Danbe Oo la Ogaadey In Ciyaarta Sariirta Uga Fican Yihiin kuwa aan,,,,?

Bulsha:- Daraasad cusub oo lagu sameyey magalada London ayaa lagu cadeeyey in haweenka inta danbe ubuuran ay leeyihiin Dareeen aad u macaan waqtiga galmada waxaa la xusay in haweenka leh BACK ama Bowdaha waaween misana raaraca ay ay ka dareen badan yihiin kuwa dhuu dhuuban.

Marka la tilmaamayo quruxda haweenka ayaa lagu tilmaamaa misana ruux walbo dooqdaa marka aad weydiiiso dooqaagu waa kee kolka aad dumarka mid kala soo baxayso Raga ayaa jwaabtoodu u badatay ,,,,
In ay u weyntahay xaga danbe xaga sarana ay u yar yartahay leedahayna boowdooyin aad u buur buuran waa in ay u yar yartahy xaga lugaha jilbaha inta kasii hooseysa ilaa cirbaha .

Waa Cajiib oo maxay Raggu ku doortaan haweenka sidaaas ah maahan wax aad u weyn oo lala yaabo misana sanado ka hor ayaa daraaasad la sameyey lagu xusay in Hablaha uweyn xaga danbe ay ka Galmo Kululyihiin kuwa aanan lahyn , Raggu waxa ay keenaan dhidid badan waxa uu yeeshaa awoood aad ufara badan waqtigaas uu ku guda jiro durbaba waa uu miir daboolmaa Sababta o ah dheecaamo saa’id ah ayuu so deynaya Qalabka heblayadas.

Ragga qaar ayaa ka cabta hababka ay ugu galmoon lahayen xaasaskooda buur buurani, qaarkood waxa ay ku daaleen hal naqshad ama hal qaab ooy habeen iyo maalin kasta ugu galmoodan xaasaskoda Buur buuran Ama cayilan , waxaa mar walba warbaahinta ka faaloota arimaha nolosha ee Bulsha.com kuula diyaar tahay barnaamijyo muhiim ah oo xagga Nolosha.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment