7xeelad oo ninku ku kordhin karo awoodiisa raganimada xiliga galmada warbixin muhiim ah

Bulsha:- isbadal yar oo kiyimaada jirkaaga waxa  aya badali kartaa hamiga  galda iyo wax tarkaaga sariirta

2gaadkaaga waxa uu rabaa jimicsi

raga markay caafimaad qabaan marwalba waa ku xariir xaga galmada mana ku fashilmaan

3 kafagow cabista sigaarka

4 siigada waxay jilcisaa guska

5baro qaabka wanaagsan ee loogu tago haweenka

6 ha ku seexan dharka ku dhagan guska iyo xaniinyaha

7 si waanagsan u bar xaaskaaga si loo kasbada kacsiga






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment