DAAWO:Yaab maxa ka Jira Inay Is Guursadeen Farxiya Kabayare Iyo maxamed Alta,iyado Ku xumaynaysa Hodan…

Bulsha:- waxa Mar kale Sheekada fanka Kusoo biirtay inay is Guursadeen labada fanaan ee maxamed Alta Iyo farxiya  kabayare,kadib markii hodan cabdirahman isku dhaceen Alta.

Sidoo kale isku dhac Dhex maray Hodan Iyo kabayare ayaa Hada waxay U Muuqanaysa Inay xaajigeedii hore Kaga Aar Gosanayso farxiya  Kabayare.

waxa Hdala haynta Ugu badan warbaahinta Music Somaaliyed So daabaceen Xirirkani Cusub ee dhex maray labadan fanaan Kadib isku dhacii Hodan.

waxa Horay Muranka Fanka U saameyey fanaanin badan iyagoona  hada U Muuqanayso inay fanaaninti isku Ximinayaan Dhanka Arooska Kuna Kala Aar Gudanayaan.

maxamed Alta Ayaa Isaga ka Mid Ahaa Fanaaninta  Ku cusub murankani  fanka waana Inta badan fanaan Aad u degan Oo Aamus Badan

Halkani Riix Video






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment