Bulsha:- Kooxda Daacish gaar ahaan faraceeda Ciraaq, ayaa dil nuuc cusub oo argagax leh ku fulisay 7 kamid ah dagaalyahanadeeda, kuwaasoo lagu eedeeyay ineey kasoo baxeen furumaha dagaalka.
Falkaan foosha xun ayay kooxdu fulisay isniintii lasoo dhaafay, waxaana lagu fuliyay 7 dagaalyahan, kuwaasoo lagu dhex riday Biyo saacado badan dabka saarnaay, halkaasoo ay ku karkarsameen ilaa lafahooda iyo Hilibkooda is daay daayo.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment