AKHRISO :- Dumarka oo La Ogaaday Inay Jaceyl yihiin inay Nolasha La Wadaagaan Rag Dhaadheer

Bulsha:- Cilmi Baadhis ay in muddo ah ay wadeen jaamacada ku taala wadanka kooriya ayaa ugu danabyn lasoo gabagabeeyay kuwaas oo lagu baadhayay su’alo ay ahyd siday ugu qancaan dumarku raga dhaadheer inay neceb yihiin iyo jecel yihiin.

khubaradan oo ka shaqaynaayay in muddo ah hawsha tan ayaa lagu sheegay inay khubaradani ay ogaadeen in ay inta hore dumarku xiiseeyaan dharerka dheer, halka ay hadhowna nacaan dharerka, waxayna sheegeen khubaradani in ay muddo 18 sanno ah ku nicikaraan ragga dhaadheer.shirkadan oo daraasadan marinaysay wadamo kala duwan
oo caalamka ah

ayaa tijaabo ku samaysay dumar tiro badan oo ku nool wadanka indonessia kuwaas oo tiro ahaan gaadhayay ilaa 9850 dumar ah oo xaasas ah waxaanay dumarkaasi lawaydiinayay

sida ay gabadhu u argto ninka dhararkiisa iyo siday dumarku dabeecad ahaan ka yihiin jacayl iyo nacyb,waxaanay dumarkaasi natiijadii ku sheegeen in marka hore ay dumarku dharerka ninka xiiseeyaan ,

kadibna uu lumo xiisahaasi mudo kadib.khubarada daraasadan waday ayaa sheegay in ay ilaa hada laayihiin(jawaabta su aasha ah maxay dumarku ujacelyihiin ninka) dharar ahaan ka dheer iyaga,

waxa keenay inay kalsoonaato ninkaasi,
waxaanay sheegeen inay bilaabi doonaan daraasad kajawaabaysa su’ aashaasi. daraasad hore oolasameeyay ,
ayaa lagu sheegay in dumarka caalmku 55,44% ay jacel yihiin in ay guursadaan niman dhaadheer ,

kuwaas oo ay u doorbidayaan marka loo eego ninka gaaban.

fadlan la soco qaybaha dambe







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment