Waxyaabaha Keena Biyo baxa Dag daga ah.DAAWO

Bulsha:- Ragga Soomaalidda ayaa badankoodu ka cabta Waqtiga galmada Biyo bax dag dag iyadoo aad moodo in waqtiyadii ugu danbeysay aad looga wada cabanayay ayaan jecelnahay inan ka caawiyno Bahda ku tixan Shabakada warka.aduun.com | U Adeegaha Bulshada Soomaaliyeed.

Hadaba Biyo baxa dag daga ahi waxaa keena waxyaabo badan iyadoo Rag iyo dumarba Cudurkaas la iskaga soo daba dhowryahay hasa haatee Ragga ayeynu ku hormari doono todobaadkan.

1.In ay jiraan mashaakilo dhanka nasfiga ah oo haysta sida wel wel, neerfo kacsanaan, , murgo , rajo beel , cariiri , in ay jiraan xasuusyo xanuuno ku reebay.,

2.Dhalinta Soomaaliyeed ka gadaal waqtigii ay qurbaha kuso hayaameen waxad moodaa iney waayeen fursadihii guurka iyadoo ay iska adkaatay nolosha aas aasigaa waqtigaas kadib waxa ay dabeecad ka dhigteen in ey Isticmaalaan Gacmahooda(Siigo) Bahashaas oo ah cudurka ugu weyn ee dhalinta waxyeeleysa Raganimadiisa

3 Waxa ay noqoneysaa in eey badsadaan Daawashada aflaanta xun xun sida Sawirada Qaaqaawan waqtigaas oo dareenkoodu si xoowli ah ukacayo Biyahuna noqonayaan kuwa kululaana kadib ku qaboobaya jirkiisa waxaayse isku badalayaan kuwa wax yeeleyna xubintiisa Taranka.

Ugu danbeyn waxaa la gudboon in dhalintu iska guursadaan Ilaah baa Faraj ufurayee, ama ay Soomaan waqtiga uu ku fakarayo inuu macsi galo waxaase daawo rasmi ah u ah Soonka iyo Cibaadada Alle.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment