Bulsha:- 1- ha cabin sigaar :- halka sigaar eed cabto markad wax cunto kabacdi waxa uu u dhigma adigo oo 10 jeer cigaar cabar sidoo kale waxan ognahay khatarta cafimad ee uu sigarku ku keeni karo naftada.
2- Ha cunin khudar markasba :- cuntada kabacdi hadi ad isla markas ba cunto khudar badan wax dhacaysa in calosha ay gasho hawo kabacdi ad yelato calool wayn , waxad cunta sacad ama 2 sacadood ka bacdi markad wax cunto .
3- ha cabin shaah :- shaaha waxa uu ka koban yahay acid badan oo sababaysa inay adkeso hab socodka cuntada .
4- Ha xiran suunka dhexda :- sidaan oganahay suunka dhexda adku xiranayso waxa uu kala xiraya qaybta calosha waxana adkanaysa in cuntadu u gudubto qaybaha kale ee jirka .
5- Ha qubaysan/medhan :- marka ad qubeeysato waxa badanaysa umi baxa uu samenayo jirkaagu kabacdi cuntadii hada jirka soo gashay aya loo isticmalaya energy ama tabar lagu qalajiyo jirka waxayna tasi sababta xanuun.
6- ha socon :- dadka badankodu waxay aminsanyihin in cuntada kabacdi la socdo lakin sida dhabta ah socodka cuntada ka bacdi waxa u sabab in qofku yesha xanuuna badan oy ka midyihin kalyo xanuun.
7- ha sexan :- sida melo badan lagu cadeyay hurdada ka bacdi inad sexato waxay sobabta inay kugu dhacan gastari iyo waliba cudura badan ku dhaca calosha .
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment