Bulsha:- moowduucaan oo dood fara badan dhaliyay haddana dadka ku nool dunidaan aan joogno ayaa wuxuu ku eedeeyaa rag iyo dumarba midba midka kale in uu asiga keeno ama xagiisa katimaado in lakala tago hasayeeshee furiinka ka dhaxdhaca dadka soomalaiyeed ayaa salka ku haya seddax arrimood oo aad moodaa in ay ka dhashaan kalatag aan xal laheen.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment