Bulsha:- Haddii ay sax tahay xaaladan ku heysato oo ah in shawadaada tahay mid khafiif ah, tani wax xiriir ah lama leh arrinta ah in ay xaaskaada uur kuu qaato ama aysan xaamilo kuu nooqoto, asal ahaan dhecaanka shahwada oo gala xubinta taranka xaaskaada iyo in aad sameeysaan xiriir galmo, xaalada nuucaani ah waxa ay xiriir la leedahay adinkoo aan gaarin dharagta rasmiga ah ee galmada.
haba ka timaade dhica Ninka ama dhanka Xaaska.Uur in uu jiro waxaa lagu xadidaa bacriminta shahwada in ay ahaato mid diyaar u ah uurka, haddii bacriminta shawdaada ama tan xaaskaada ay la kulmaan ciyaar carqaladeeysan oo aan sidii larabin ugu dhicin hardanka sariirta, waxa ay sababi kartaa in uu soo daaho uurka.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment