Wax Yaabaha Sababa in Haweenayda Uur Qaadi Weyso.

Bulsha:Sual: Aniga iyo Ninkeyga waxaan is qabney 3 sano  lakiin aniga wali uur maqaadin, aniga iyo ninkeyga dokter ayaan utakney oo caafimad ayaan marney, laakiin dhokterka waxaa uu nagu dhahey inaan Normal aanahey  oo wax dhib ah aan qabin.

Marka maxey tahay Faktorka sababey in labada isqabta oo normalka ah ay yeelin waayaan ciyaal?
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment