Wax Badan oo Sir ah ka ogoow dumarka maanta

Bulsha:-  jacaylka iyo gabayga dumarka raaxadaSir culus ka ogoow dumarka maanta Gabayga cusub iyo geeraarka maanta ayaa laga halayaa waxa ay ku samayn karaan dumarka iyo jacaylka sida uu yahay maanta iyo qaababka ay dadka u hadlaan.

jacaylka ma dhab baa tolow ma xiriir ayaa ka dhexeeya gabayga iyo isaga?

Gabayga iyo geeraarka maxay naagaha u soo jiitaan? runtii naagaha marka ay ka maqlan ninka amaan iyo hadal macaan aad bay u jeclaadaan, dumarka amaanta aad bay uga helaan, gabayga ama geeraarka macaan siiba marka lagu amaanayo gabadha wuxuu aad u saameeyaa maskaxdeeda, sidoo kale jacayl ayuu ku abuurayaa naagta dhegaysanaysa geerarka, filimada ama riwaayadaha soomaali lagu dhigi jiray waxay aad ugu salaysanaayeen hadalka geeraarka, fanaanka markuu la hadlayo fanaanadda hadal geeraar ayuu kula hadli jiray isagoo amaanaya quruxdeeda dabeecadeeda,  jacaylka muxuu yahay ? run ahaantii jacaylka waa dareen uu dareemaya qofka wax jecel oo kaas ah waxa qofka ku xiran yahay, laakin hadda marka aan ka hadalno, beenta jacaylka oo maanta faafsan waxaan dhihi karnaa gabdha hadda rabta nin daacad ah inuu yar yahay siiba samanka hadda aan joogno, raga badan kooda been ayay dumarka ugu sheekeeyaan, nin aan hanti lahayn wuxuu iska dhigayaa nin hanti leh, sidaa awgeed wuxuu adeegsanayaa hees ama gabay ama geeraar, si uu u baddalo gabdhaas miskiinta ah, jacayl ayuu ku abuurayaa, xitaa waxaa jira rag iska dhiga xariif inay romantika ku sarreeyaa, marka gurgia ay gabdha u soo gasho oo ay xalaal u noqoto ninkiiba ma aha oo ku faanayay raganimada uu sheeganayay, waxaa kaloo jira, gabay wuxuu baddalaa dareenka qofka siiba wixii yar uu weyneeyaa, sugaanta ayaa lagu daraaseeyaa sheekadan, marka aad aragto gabayada carabta hore, waxaad ogaanaysaa arintan aan kuu sheegaya, laakin si kastaba ha ahaatee gabdhaha way ku waalan yihiin ninka geeraara ama gabya, oo sii ereyada macaan ee jecaylka madeegsada, jeceel waa wax dadka oo dhan hadda ay xiisaynayaa, hablaha xamar waxaa la sheegay inay ka badiyeen kuwa yurub labiska iyo jacaylka iyo raaxada glmada, garoobada somali ku noolm aad bay ugu dheereeyaan ninka sida loo soo jiito, quruxda, waxaa yaab leh inay aad uaga heelaan sheekada macaanka badan oo raaada leh, taas inastoo ay dhib naagta u keeni karta, waxaa laga yaabaa ninka iyo naagta sheekada badan gala inay ku dhacaan waxyaalo xun sida waxaa ugu yar inay taleefan ku siigaystaan, siigada dumarka taleefanka ay ku sameeyaan oo codka ninka ay maqashiiyaan ninka isagana wuu ku kacayaa hadalka naagta ama taaha dumarka siiba marka ay kacsan tahay, waxaa laga yaabaa isagana inuu siigaysi bilaabo, dhib ayaa uga imaanaya, waxyaalahaas ay ku dhacayaan labada sheekaysanaya, maxaa u dhexeeya ninka iyto naagta marka ay hadalkaas isla galaan ?

 sheekooyinkaas waxaa loogu talaggalay labada is qabta, dabeecadda uu leeyahay ninka soomaaliyeed ayaa waxay tahay inuu naagaha kale u sheekeeyo naagtiisana hadal kulkulul kula hadlo.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment