TOP:- Ruux Aad Jeceshahay Hadii uu Kugu Daadiyo Sidaan Uga Aarso…

Bulsha:- vHadii aad tahay dhibane heli wayay jacelkii uu u qabay gabar uu saxiib lahay waxaa jira ilaa dhowr arimood kuwaas oo ku suura galinya inaad ka aarsadto qoftaas kugu daadisay waxaana ilaa hab looga aarsado jabkii ay kuu geystay iyo dhibatadii ay ku soo marsiisay.

Markii hadii aad tahay qof doonaya in uu aarsado waxaa lagaga baahanyahy in aad wax wabadan ka fiirsado waayo markaad dooneyso in aad fal sameyso waa in aad iska dhigto qof aan la fahan saneyn hdii kale arinta aad wato waa ay fashilmeysaa.

Sirta qofka lagu galo ayaa waxaa ay tahay mid dhowr waji leh kuwaas marba sdii la doono loo isticmaali karo lakiin hadii aad tahay qof aan intaas ogeyn waa ay kugu adkaan dontaa in aad aarsato ama aad sameyo.

1: Qofka aad ka aarsan rabto waa in aad marka hore isku daadiso aadna iska dhigto qof aan iska caadi oo aan waxba laga sameyn.

2: Waan in aad qofta aad ka arsaneyso aad mar labaad ku noqto adigaa u shegay in aad wali jecshay aadna wax ka badasho habkii hore waa in aad dhaqaalo ku bixiso shekada aad wato waayo dumar waxaa ay jecelyihin ninka lacgta wata.

3: Waa in aad qofta wado oo aad magalada soo wareejiso adigoo geynay meelha ugu caansan adigo mar walba amaanaya qofta iska dhig qof nolashii hore ilaabay ahna qof hada uun is barteen qofta sidaa ayaad ku gaari kartaa hadafka aad ka leedahay.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment