Wajigu in uu noqdo mid ifaya isla markaana aan lahayn laa lab dadka dunida qaar gaar ahaan kuwa jeebka roon waxa ay ku bixiyaan lacago aad u badan, sida in ay isticmaalaan dawooyin ama is qurxin.
Laakin waxaa soo baxday daraasad sheegaysa in arrin aad u yar oo uu qofku joogteeyo ay keenayso in aad u muuqatid qof da’ yar.
Waxaa hubaal ah in aad is waydiinaysid tolow maxay noqon doontaa arrintaas aan culayska ahayn isla markaan kuu muujinaysa qof da’ yar.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment