Bulsha:- Tani ayey dowlada sabab ugu dhigeysaa marka ay galaan gabdhuhu maqaayadaha iney shukaansi ku sameeyaan maadaama aysan heleynin meelo kale oo ay kula haasawaan raga,waxaa ay aheyd fursad u banaaneyd oo aysan Dowladu ku baraarugsaneyn laakiin hada Albaabada ayaa loolaabay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment