Somalia oo Yeelaneysa Taangiyo iyo Diyaarado Dagaal (Cidda Bixineysa)

Bulsha:-  Soomaaliya ayaa lagu wadaa in sanad gudahiisa ku yeelato hub casri ah oo waliba ay gacanta ku haynayaan ciidamo Soomaliyeed.

Dowladda Turkiga ayaa Sanad gudahiisa waxay doonaysaa inay ku dhisto 20 kun oo ciidamada xoogga dalka ah, kuwaasi oo u dhameystiran hubkooda ciidan, awoodana in dalka cadowga ka difaacaan.

Ciidankaan waxaa la siin doonaa wax walbo oo ciidan u baahan yahay sida Hubka fudud ee casriga ah, Taangiyo dagaal iyo diyaarado.

Waxa uu Turkiga doonayaa in Soomaaliya ay ka maaranto AMISOM islamarkaana amniga dalka ay hantaan, lana dagaallamaan cid walbo oo dalka hunguri kaga jiro.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment