Sedee Ku Kor Dhinkartaa Dareen kaaga Kacsiga?

Bulsha:- WALIGAA MA DAREENTEY CEEB IYO YAXYAX MARKA AAD TAGTAY SARIIRTA? QANCIN LA’AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED?
WALIGAA GAARIGU MA KAAGA DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY?
WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS DAWEE?
jawaabahaaga haday haa u bataan sii aqri warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada.
xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta dhexdeeda.
haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed dhagax oo kale ah.

1. si wanaagsan wax u cun
 Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah,cuntada sida mooska, ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada galmo.

2. geedkaagu wuxuu rabaa jimicsi:
 raga caafimaadka qabaahi mar walba waa ku xariif dhanka galmadda.
jimicsigu waa habka ugu wanaagsasn ee aad kor ugu qaadi kartid kartidaada sariirta, waxa ay yareesaa fakarka oo ah dilaaga kacsiga. waxay kaloo caawisaa dheecaan ay soo daayaan xiniinyuhu kuwaas oo taabo galiya habka raga,

3. ka fogow cabida sigaarka:
Sigaarku runtii waxa wax yeelo aan naxariis lahayn u gaystaa habdhiskaaga raganimada ama qaabkaaga dareenka waxana uu dhimaa oo la dagaalamaa saameyn weyna ku reebaa rabidaada galmada,. KA FOGOW SIGAARKA HADDAAD RABTID NOLOL RAAXO LEH….






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment