Sedax calaamad oo ku tusineysa Raga leh xubin taran oo weyn

Bulsha:- Waa xog cususb oo aad kuu anfaci doono hadaad tahay guurdoon:

Sida ay shaaca ka qaaday warbixn dhawaan ay soo sareen qurbao Soomaliyeed kuwaas oo ku xeel dheer arimaha bulshada ayaa waxaa lagu sheegay ilaa dhowr arimood kuwaas lagu ogaan kor ninka ugu xubinta taranka weyn wiilsha Soomaliyeed.

Warbixinta ayaa shaaca ka qadeysa ilaa saddex hab oo lagu ogaan karo sida ugu haboon ee lagu ogaan karo ninka rag ah in uu leeyahay xubintisa taranka in ay tahay mid aad u weyn taas oo lagu ogaan karo si uusan asaga fahansaneen lkn adiga aad ku ogaan karto si dhaqsiyo badan.

1: Hadii aad aragto nin leh hogofyo ama logo qaloocan ninkas waxaa uu leeyahay xubin taran oo weyn.

2: Hadii aad argato xiliga banoniga la ciyaaro ninkii soo qaato buumo weyn taas waxaa ay tilmameysa in uu ninkas leyahay xubin taran weyn..

3: Hadii aad aragto nin markii uu magalada maraayo sarwalkisa uu ka soo muuqdo xubinta taranka iska garo waa nin aan caadi aheyn.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment