Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Maxaa Dhex Maray Al-Imaam Abu-Xaniifah Iyo Ninkii Qeylada Iyo Buuqa Badnaa..?

Bulsha:- Sheekha ayaa Subaxdii weydiiyay Dadka meesha uu Ninkii Dariskiisa ahaa Aaday. Waxaa loo Sheegay in la Xiray oo uu Xabsi ku jiro. Sheekha oo markaas ahaa Sheekha ugu Caansan Magaaladda, sidoo kalena Qaadi ahaa ayaa Booqday Deriskiisii Xabsiga ku jiray. Arintani ayaa waxaa ka War helay Amiirkii Muslimiinta ee Magalaadaas oo isla markiiba Amray in la sii Daayo Ninka la Xiray.

Ninkii ayaa la sii Daayay, ka dib markuu Xoriyadiisa helay ayuu Ninkii weydiiyay Imaamka Sababta uu ugu soo Booqday Xabsiga? Sheekha ayaa ku jawaabay:- Xaq ayaad igu leedahay Maadaamo aad Deriskayga tahay, Anigana Xaqaas iskama Indho tirin. Ninkii ayaa jawaabtaas Cajab Galisay oo isla markiiba Ilaahay SW u Towbad keenay, Isagoona noqday Nin Suuban.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment