Ogoow:- Waxyaabaha Lamaanaha Jaceyl Wadaaga ah Mamnuuca ka ah

Bulsha:- Qof kasta ee inaga mid wuxuu ku dadaalaa sidii uu xiriirka kala dhexeeya qof kale uu unoqon lahaa mid hana qaada oo hirgala, ma jiro qof jecel in xiriirka uula leeyahay qofka kale in uu noqdo mid aan wax tar laheen, si uu unoqdo xiriirka labada qof mid hirgala kuna dhisan jawi wada noolaasho waxaa haboon labada qof xiriirka isla leh in aysan qodobadaan Heegan24.net ay kuu hayso ha isku soo hadal qaadin.

Adiga oo waa wayneeya waxyaabaha aan micno laheen:- Haka dhigin wax yaabo yaryar in aad buunbuuniso, hana soo hadal qaadin, kuma haboona xiriirka, masalan hadii uu kaa soo daaho qofka xiriirka aad la leedahay 5 daqiiqo ha ka dhigin wax wayn, ha oran markasta ayaa sidaa sameesaa, wax yaabaha yaryarka ee mudneen i la xuso iska ilow kuna badalo wax yaaba kale sida adiga dhoola cadeeya, hadii ay jiraan xitaa wax yaaba adiga ku farxad galin si caqliyeesan ugu sheek adiga oo aan buunbuunin.

Adiga oo markasta eeda saara:- Qalad kasta oo dhaca ha yaraado ama ha waynaado haku fuduudaan in aad isla markiiba xukmiso isku day in aad si dagan u xalido, hana ku oran qofka in aad ku dhahdo waan ogaa in aad sameeneeso qaladkaa iyo wax yaabahaan way kaa suuroobaan, isku tax luuji in aadan dhaawicin qalbiga lamaanahaaga, eedana iyo tuhunka ka daa umuuji niyad wanaag.

Adiga oo baara qaladaadkii hore:-  Qaladkii dhacay wuu dhacay mana soo laabanayo, ha noqon qof markasta wixii tagay dib usoo nooleeya, waana wax yaabaha ugu badan ee labada qof kala dila ama muran dhex dhiga noloshooda, xiriirka ayaa noqonaya mid caqabado leh, waxaa haboon in aadan soo faagin boogi hore, u iloow qaladaadkii hore kana fikir sidii markale aysan u dhici laheen qaladaad inkastoo la yahay bini aadam hadane waa laga maarmaaan nolosha isku tanaasul iyo isku 







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment