Bulsha:- Marka uu ninkaada yahay nin dabeecad qalafsan oo neerfoose ah waxa ay haweenka ku wareeraan habka ay ula dhaqmayaan ninka noocaas ah , hadaba wacdaraha ayaa ku siineysa talooyin muhiim ah
1- Waxaad isticmaashaa habka aamusnaanta kaasi oo badanaa guuleysta .
2- Ka codso in uu soo sameeyo jimicsi nooca ay doonto ahaato sida kubadda cagta taasi waxa ay keeneysaa in habkii neerfoosnimada uu ka baxo .
3- Waxaad siisaa fursad uu kaligiis uu ku daawado Tv-ga adiga oo aan su`aalo weydiineyn .
4-Ka codso in uu yareeyo heerka xanaaqiisa ugu yaraan caruurta hortooda si aysan saameyn ugu yeelan arintaasi caruurta.
5- U samee noocyada mac macaanka uu ka helo oo u keen kana fogeey caruurta .
6- Marka uu hadlayo aamusnaanta ku dadaal ka dib si degan jawaab u sii ama uga hadal waxa u sheegay .
7- Lugaha u dal daliig adiga oo aan la hadleyn .
Waxii Soal waydiin ah nooga soo gudbi qaybta commentar ka.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment