Naagaha camera ayay aad u jecel yihiin miyaa

Bulsha:- Sawirka wuxuu iska noqday mid easy ah maanta, qof kasta wuxuu iska wataa mobile oo sawiraya wax walba isla markii ayuu qofka dhigi karaa sawirkiisa meesha uu rabo.


laakin waxaa isweydiin mudan naagaha miyaa jecel sawirka ama raga?


runtii jawaabta lama dhihi karo naagaha keliya ayaa jecel waayo niman badan ayaa jira sawirada aad uga helo, 


balse naagaha wayba ka baqaan sawirkooda in laga qaato oo si xun loo adeegsado







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment