Bulsha:- Waxaan kaa rabnaa inaad noo sheegto yaa dal jacayl ku jiro dumarka iyo raga, soomaali marka laga soo tagay waxaa la sheegay naagaha inay ahaayeen kuwa dadka dalka ku nool wax u qabta oo lacag u dira,
raga badankooda waxay noqdeen baa la dhahay fadhi kudirir, dadka yurub ku nool ayaa sheekadan og,
waa sheeko xiiso leh, oo soomaalida badankooda ay la socdaan, nimanka soomaali qaar baa nolosha ka dhacay oo makhaayadaha london ku tuugsada, waxay weydiistaan koob shaah in loo gado,

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment