Mucjizo:- Gabar maqaar la'aan la dhalay dalka India

Bulsha:- Dalka india waxaa ku dhalatay gabar oo aan lahayn maqaarka caadiga oo bannaanka, dhakhaatiirka markay arkeen aad bay ula yaabeen, waxaa lagu tiriyaa xaaladaha noocan inay yihiin kuwa naadir ah, hooyada cunugtan dhashay waxay jirtaa 23 sano, waxay u dhalatay dalka india, jirka waxay ku leedahay duleelo keliya meesha dhgta ama sanka ama afka waa xaalad aad loola yaabay, subxaana allaah, 







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment