Gabar calanka soomaaliyeed ku istaagaysa

Bulsha:- Gabadhan waxay ku istaagaysaa calanka soomaaliya iyadoo gacanta ku sidda calanka somaliland, taas waxay tilmaamysaa cuqdada ay u qabto dalka soomaliya, waxaan wada ognahay somali iyo somaliland inay hal yihiin, somaliland waa dhul ka mid ah somali, iyadoo sidaas ay tahay ayay haddana gabadhan ku tumanaysaa calanka soomaali, laakin mid ayaan oran lahaa gabar sidan samaynayso waxaad ogaanaysaa inay aad u liidato oo ay rabto inay dadka soomaliyeed isku dirto, meeshii wax kale laga fikiri lahaa ayaa calan lagu istaagayaa, may samayso waxa isku keeni kara umadda soomaaliyeed dhamaantood







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment