Maxaa Sababa In Lamaanuhu Ka Caago Galmada?

Bulsha:- Ragga Qaar Oo Doonaya In Ay Galmo Gacmeed Sameeyaan (Siigo) ragga caadeysta siigada ayaan dareemeyn raaxo marka ay lamaantooda la joogaan waxaana ugu raaxo macaan midka gacantooda ah , hadii galmo gacmeedka uu ninka ku sii socdo waxa uu toos uga caagayaa midda sariirta.

Xishoodka Dhanka Galmada : waxaa jira haween iyo rag ka xishooda muujinta in macaanka galmada gaareen amaba ka xishoonaya wadadii a ku gaari laaheeyn taasina iyana waxa ay keeneysaa in baahida galmada yaraato .

Hadii Ay Jiraan Dhibaatooyin Dhanka Hormone-da Ah : gaar ahaan Testosterone hadii ninka uu ku yaraado Hormen-kaasi oo lagu tiriyo midka xoojiya rabitaanka galmada .

Dareemidda Xanuun : inta badan dhanka haweenka ayay u badan tahay hadii aan la daweyn xanuunkaas nooca uu doono ha ahaadee waxa ay keeneysaa in sameynta ciyaarta gabi ahaanba ka cararto .


Ugu dambeyn hadii haweeneyda ay dhashay caruur badan saameyn ayay ku yeelanayaan rabitaankeeda galmo ayuu Shumis.net ku leeyahay oo maxaa yeelay waxaa la tilmaamayaa in is bedelada ku imaanaya kulamaa cunug ay dhasho in ay sababeyso arintaas.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment