Maku riyootay adiga Oo baashaal samaynaya Ee qofkii ma aragtay Maalin cad (Daraasad Cusub Oo la sameeyay)

Bulsha:- Cilmi baaris ay sameesay jaamacada Universitay of Montreal ayaa sheegtay in riyada ay tahay qeyeb kamid ah hurdada ama ubixii hurdada, riyada ayaa kala duwan oo kal nooca ah,

Riyo waxaa jirto aad ku riyooto adiga oo noqday qof taajir ah ama barwaaqo helay, waxaa jirto oo kale riyo adiga oo ku haleeshay musiibo xun sidoo kale waxaa jirta riyo ah in aad ku riyooto adiga oo sameenaya galma,

Hadaba riyada galmada ayaa ah inta badan ah mid ku dhacda dadka aan wali guursan iyo lamaana yaasha kala maqan, riyada galmada ayaa ah qofka in uu ku riyooda wax yaaba kala duwan oo kala ah.

Adiga oo ku riyootay saaxiibkaa/saaxiitaa: gabadha oo ku riyoota iyada la galmooneesa saaxiibkeeda ayee daraasada sheegtay in gabadhaas ay gaartay dareenka meesha ugu sareesay ayna ubaahantahay guur waana astaamaha lagu garto qofka guur doonka ah, sidoo kale hadii uu wiilka ku riyooda saaxiibtiisa isaga la sameenaya galmo in uu ku raagay doobnimada una baahanyahay guur.

Ugu danbeeyntii Reer Wacdaraha.com ayaa waxay ku leedahay noocyada galmada riyada ah ee uu qofka bini,aadamka ku riyooda isago sameeyananaya galma iskuna juniiba weaa nooca kamid ah riyoyinka waalida ah ee qatarta ku ah naftaada balse waxa mararaka qaaar qofka u keena juniibka inu daalo oo malintii dhan uu shaqo ku jiray.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment