Bulsha:- AQristayaasha Qiimaha Iyo Qaayaha lahoow Waxaan maata idiin soogudbinyaa Qisadii Magaceedu Ahaa ,Ma dhabaa Jacaylka Internetka mise waa Dhalanteed?
.Aqristoow Qisadaani waxaa ay Dhaxmartey Lamaanayaasha Kala ah Yoonis Maxamed Xarbi Iyo Xamadi Barkhad Kaahin ,
Yoonis Maxamad Xarbi Waxuu Kunolaa Wadan Kenya Garaan ahaan Xaafada somali ubadan Tahay ee islii Waxuuna Wadanaka Kenya Yimid 1998 Asgoo markaasi aysan ujoogin Waxa Ehel ah ama Qaraabo Xataa Waxuuna ahaa Wiil aad iyo aad ubadaceeda Fiican oo aanan Laheyn waxabalwad Waxuu markii yimid wadanka Kenya Bilaabey siduu uheli lahaa Nolalmaalmeedkiisa Iyo Meeshii Hoygaga Kadhigan Lahaa Durbadiiba Waxuu Bilaabey in uu kashaqeeya Maqaayada Kutaala Townka Nairobi .
Waxuu sidaasi Kuraadshaa Nolashisa Waxuuna Yaqaana ama Kuhadlaa oo kaliya Luqadada Ingiriisaka ah Waxuu Bilaabey in uu Xilana kasheeqaya Maqaayada Xilina Macalin kanqoodaa Schoolkuyaala Xafaadada islii asagoo baraa luqadada
Engalishaka ah Waxaana Ibilaabey in uu halkaasi kasoo Saro nolsha Reerkoodada oo faqri ah Waxuuna Biili jirey hooyadii iyo Afara Caruur ah oo ladhalatey kuwaasi oo kusuganaa Magaalada Muqdisho Waxuu sidaasi ahaaba Ilaahey waxuu lagarab Galey Shaqadiisa Ileen Waxuu ahaa nin Imaanleh Waxuu bartey markuu joogey magalada Nairobi Mudo 2sano ah Reer aydaris ku ahaan jireen magalaada muqdisho Reerkaasoo ahaa Kuwa Dhaqaalo Fiican kuheystaa Wadanka kenya ,
Waxaana Ladajiyey Qol asaga ugaar ahaa oo aanana Lagaga rabin Waxa qarasha ah waxaana intaasi usiidheeraa Raashinkiisa iyo jiifkiisa oo ahaa lacaga la aan taasoo aheed kurbadada ugu weyn nolashiisa Markoo Reerkaasi Lanoolaa Yoonis Mudo 6Lixbilood ah waxaa Yimid Xaaji Cismaan oo ahaa Odeygii Reerka In mudana Safara ugaga Maqanaa Wadanak Waxaana loosheegey Wiilkaani yoonis Ah in uu Dhaley Odey Maxamed Xarbi oo ay saxiibo Isku Dhow ahaaayeen intaasi markii loosheegey Xaajigii Waxuu Kusoo boodey Wilkii Yoonis ahaa waxuuna kawareystay Meesha uu kudanbeeya Abahii Yoonsi ayaa waxaa uu lasooboodey Abe alaha Uraxmdo waa uu dhintey Waxaa noola hooyo Khadiijo oo ah Xaaskii odey Maxamed uu ka dhintey
Waxaana Biloodey Iswareysi dheer iyo in laweydiiyo Waxa uu meeshaani kaqabto Yoonis iyo in uu uyimid Leyn Dibada ah Waxuuna hadalkiisi Kubilaabey Yoonis adeer aniga meeshaani wax leyn ah oo aan ujoogo malaha iyo Cid aan Biila kasugaayo anigaaba la iigaga sugayaa Biil Waxaan uu xaajiga usheegey yoonis maanta waxii kandanbeeya uu kamid yahay Reerka waxuu ubahdana Weydiisan Karo.
xaajiga Intaasi kadib Yoonis Waxaa Ubiloodey Nol Cusub Waji Cusub Waxaan Madax Loogaaga Dhigey Seper Cafe ama Goob Internetka ah oo kutaal magaalada Maxada waxuuna iska Daayey Shaqadii Maqaayada iyo Schoolkii inta ba Asgoo markaasi Bilaabey Faraxad Waxaana uu kushaqeyn Jirey Bishii Mushaar ahb Dhan 15000.kun oo kenya ah Tasoo udhigtanaa 200 oo Doolar ah.)
AQristayaasha Qiimaha Iyo Qaayaha lahoow Waxaa Markaani Bilaabaneysaa Qisadii ama Sheekadii Waxeyna Udhacdey Sidatani …
Jacaylkii Internetka ma dhabaa, mise waa…Dhalanteed
Yoonis Xilagaga oo joogo Goobta Internetka Waxuu aad ujeclaa in uu galo Qolaka Layiraahdo Baltalk Halkaasoo maalinkastaa jeclaaa in uu galo ama Qolkaasi Ay dhalinta Qurbaha Joogto Kuwada Kulmi jireen Maalin Maal maha kamid ah Ayaa Waxaa Dhacdey in uu Halkaasi Kabarto Gabar somaliyeed oo Kunool Wadanka newzealand.
Gabadhaasi oo Magaceedu Ahaa Duniyo Adan Nuur Intaasi kadib waxaa La isi Weydaarsadey Sheekooyin iyo Kafatan Duniyo Iyo yoonis oo Yaaban Lana yaban Kaftan ka gabdhaasi Ayaa Waxuu iska Galey Shaqadiisa Maalin ka Dib waxaa laisku Arkey Qulkii Sheekadada Waxayna Duniyo Weydiisey Maleedahay Hotmail ama Yahoo Markaasi Buu Yire Haa Asgoo yabaan Yoonis Intaasi kadib Duniyo Waxay Fariimo ama Salaamo usoo Deri jirtey Yoonis Maalin Maalmaha Kamid ah Yoonis Waxaa Laweydiiyey Maleedahay Telephon Markaasi Bey Tire iiqor Asgoo Yaaban Lana Yaaban Waxa Gabdhaani Uweydiineyso Telfoonka Ayuu Waxuu kuyire Qore Waxnuuna Rabaa in uu kala Ogaano Qufkaani in uu yahay Quf dumar ah ama Quf Rag ah Intaasi Kadib Durabdiiba Waxaa Yoonis Soo Wacay
Duniyo oo Leh Haloow Walaale Yoonis Miyaa Asguna Durbadiiba Waxuu lasoo Boodey Waa Aniga Yoonis Waxeyna Hadlkeedii Kubiloodey Sidatan .Sidada Sheekadada Yoonis Iyo Duniyo Kubilaabatey Duniyo oo Leh Walaale Aniga Magaceyga Runta ah Waa Duniya Waxaan Ahay gabar Somaliyeed oo Kunool Wadanka New Seland Barsho Wacan Yoonis Maanta Waxii kadanbeeyana Waan Wadada Xiriiri Doonaa ,,,,,,
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment