Bulsha:- Ereygaan jaceyl dadka badanan kood waxay u yaqaaniin lamaana is jeclaada xaga dooqa dabeecada iyo waliba dhaqanka hadaba waxaa dhacda lamaane in mudo ah isla socday tusaale ahaan ilaa 2 – 3 sanadood taasoo hadana sababaysa marka ay is guursadaan in ay ku kala tagaan mudo iyagoo is ceersanaayo taasi ma dhihi kari aniga waxaa qaldan nin ama naagta waayo markoodii hore waxay isu guursadeed kala gaceylka iyo ka hilitaan ay nafsadoodii iska heshay
Badanaa waxaa dhacda in dhalinta hada jirta ay jeclaadaan gabar ama gabadho ay jeclaato wiil iyagoo ula jeedaa waan ku jeclahay aan qalbiga jirin taa oo sababa beyso labada qof midkood in uu saameeyo arinta jaceylka ama qofka ay dhabta ka tahay ha ahaado ama qofka ciyaarta ay ka tahay ha ahaado so waxaa dhihi karta in kaftan uu jaceylka noqda mid aan waligii lagu kala harin iyadoo leys guursaday caruur la dhalay ilaa iyo gabow iyo geeeri la gaaro
Hadaba jaceylka dhankeyga hadii aan ka hadlo waa sun oo hadii uu jirkaaga ku saaqo sida loogu saaro ay adagtaahay in afka laga dhaho waan ku jeclahay way fududahaya balse markii ay saameyntu imaado lama ogaan karo waxa la sameynayo hadana waxa jirta in jaceylku sanadkaan laga dhigtayba aan isku dan gaarno ama waxa loo yaqaano ku dhufoo ka dhaqaaq oo micnaheydu tahay aan wada raaxeysano deetana aan kala tagno ileen ooliyada ayaa badatay hala kala yareero.
Marka jaceylka sidiisaba waxaa keena qooqa oo bata iyo shahwada oo kacda qofka ka dib ma garan karo marka ay shahwada ku kacdo ama gabar ha ahaato ama wiil ha noqoyo inta ay u gubeyso bahashaas ma garan karaan waxa dhacaya ama la sameynayo
Hadaba su’aasha taagan ayaa ah jaceylku ma cudurbaa mise waa?” hadii uu jaceylku yahay cudur maxaa u dawo ah hadii uu san aheyna muxuu yahay?
Waliga inta uu jaceyl ku helay hawada kaaga yimid qalbigaagii dhaafay lafahaagii jabshay dhuuxaagii ma u gudbay?
maxaad ka Aaminsantahay kalimada jaceyl?
Yaadse ku taagereysaa Jaceylka Yaase ku diidan tahay jaceylku
hadaba jawaabta waa commentigeena jawaab wacan aqristiyaal
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment