Haweeney naaska Masar lagaga jaray kadib markii kansar ku dhacay: Video


Bulsha:- Haweeney Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Qahira ee dale Masar ayaa xanuun ay la ildarneyd oo dhinaca naaska uu ka haleelay cudurka Kansar ayaa lagger jaray si loo badbaadiyo nolosheeda.


Fowziya oo malign lagu guuleystay gashay ayaa lagaga jaray Naaska, innkastoo dawooyinkii ay qaadatay ay sababeen in timaha ay ka bideen ama ka haawaadeen. Fowziyo oo ah qof ku dhibaateysan Masar, waxay walaalaheeda Soomaaliyeed ka segeysaa calm.
kansar


HALKAN KA DAAWO FOWZIYO.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment