Fannaanada Farxiyo Kabayare oo Malaysia soo gaartay (Video)

Bulsha:- Fannaanada Soomaaliyeed,Farxiyo Kabayare ayaa lugu soo dhaweeyay magaalada Kuala Lumpur oo caasimad u ah Malaysia,waxaana halka loogu soo dhaweeyay sida weyn.

Kabayare waxaa ay dalkan u timid sidii barnaamij bandhig faneed ah ugu qaban lahayd,maaddaama ay ka mid tahay fanaaninta ay dhallintu sida weyn u xiiseeyaan.

Waxa ugu weyn,waxaa lugu sheegay in Farxiyo Kabayare ay Malaysia u soo gaartay sidii ay wax ugu ogaan lahayd,wiil Soomaaliyeed oo dalka muddo ku xanusana,kaaso lugu magacaabo Maxamed Soomaali,iyadoo la sheegay barnaamijka la qaban doono in dhaqaalo loogu uruurin doono.

Halkaan ka daawo soo dhaweynta Kabayare ee Malaysia






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment