Bulsha:- Fanaanadda caanaka ah ee Adele ayaa ninka u sharaxan xisbiga Jamhuuriga Mareykanka ee Donald Trumo uga digtay inuu heeseheeda u adeegsado xamlada doorashadiisa, eyadoon u ogolaan.
Fanaanadaan reer Ingiriis ayaa ka dhawaajisay in Donald Trumo kaligii isku ogolaaday heeseheeda, eyadoona uga digtay inow ka digtoonaado ficilada qalafsan.
Heesaha Adele ee Donald Trumo uu isticmaalay waxaa kamida ‘Rolling In The Deep iyo sidoo kale we could have had it all.
Adele oo marki ugu horeysay ka hadashay arintaan ayaa tilmaantay ineysan raali ka eheyn in Donald uu adeegsado heesaheeda, eyadoo tiri raali kama ihi in siyaasad loo adeegsado heesahayga.

Jilaa.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment