Bulsha:- Shan waxyaalood ayaa la dhahay naagta aad bay uga heshaa, naagtii shantaas ninkeeda ka hesho lagama yaabo inay la dagaallanto.
1- ninka inuu yahay nin iyada ixtiraamo
2- ninka inuu yahay nin deeqsi ah
3- isaga inuu yahay nin run badan
4- inuu yahay nin farxad badan oo la kaftamayo
5- inuu yahay nin istiin badan oo aan isaga raaxadiisa keliya eegaynin ee fiirinaya xaaskiisa raaxada ay u baahan tahay, marka ninka wata shantan astaamo aad bay u jeclaanaysaa xaaskiisa.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment