DAAWO;Dhacdo Yaab leh “Gabar ku Riyotay Magaca Maxamd Bk, oo Nikeda Arin Layab leh kala Kulantay…

Bulsha:-  Dhacdadii ugu Yaabka Badneed ee Aan Dhagesto ayaa Noqotay Gabar Xaas ah oo Xili Haben ah iyadoo la Jiifta Seygeeda ku Riyootay Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Saciid Bk, oo Ay Si’aad ah ugu Qeylisay kalmado Cajiib ah oo Ninkii Mala uu go’aan ka Qaadanayo Qofkii uu jecelyahay xitaa.



Hadaba Muuqaalkaan ayaa ah Mid Gaaban Tasoo ay ka Shekeyneyso Gabdhii ay ku Dhacday Dhacdadaan oo Talaabo layaab leh Qaadatay Markii uu Ninkeedi Furay Kadibna Sheegtay in ay la Kulantay Fanaankii Darteed Loo Furay Kadiba Arinkaan Layaabka Leh Kala Kulantay.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment