Daawo Muuqaal: Wariye feedh dhulka ku dhigay siyaasi kula jiray barmaamij toos uga baxayay Telafishan (Daawo Yaabka)

Bulsha:- Wariye caan ka ah dalka Ukraine ayaa si fool xun ugu dhex dagaalamay barnaamij dood ah oo toos uga baxayay telefishan ku yaala dalka Ukraine, waxaanu isagoo aad u cadhaysan feedh ku waalay nin khabiir ku ah siyaasada, kana faalooda. dhacdadan ayaa noqotay mid aad looga naxay taasi oo soo afjartay doodi ka socotay goobta.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA 






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment