Bulsha:- Ku dhawaad 20 Mooto saddex lugooleey oo ay dadka u yaqaanan (BAJAAJ) ayaa lagu soo galbiyay Aroos Xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, Taasi oo keentay in shacabka Gaalkacyo aad ula yaabeen.
Arinta la yaabka keentay ee aan Soomaaliya inta badan ka dhicin ayaa waxay tahay Gabadhii aan 25 Gaadhi oo nooca Raaxada ah (laylo-Calaawi Ama Land cruiser) lagu galbin kaasi Aroos madhahaan, Waxaase arinta ka dhacday magaalada Gaalkacyo ay noqotay mid siwayn looga hadal hayo magaalada.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment