Bulsha:- waxaa dib ugu Bilowday xeebta LIIDO ee magaalada Muqdisho Dhaq-dhaaqyadii iyo Damaashaadkii ay Bulshada qaybaheeda kala duwan ku imaan Jireen, Kadib Weerarkii dhowaan lagu qaaday Baar ku yaala Xeebta.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Qaar kamida ah Bulshada Soomaaliyeed oo haatan ka waramaya Xaalada Xeebta Liido kadib Weerarkii ka dhacay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment