Bulsha:- Dadka kasoo jeeda Hindugu ayaa sanad walba 23 Janaayo dhigtaan xus dhaqameedka lagu magacaabo Thaipusam festival, taasoo ah mid halisteeda leh oo qof walba oo ka qeybgalaya uu jirkiisa ku mud mudaa biro kadibna qof kale uu jiidayaa birahaasi oo lagu sii xero xargo.
Ciyaar dhaqameedkaan oo lagu qabto dadalka India, Malaysia, Singapor iyo magaalooyinka ay degan yihiin dadka Hindugu ayaa waxaa kasoo qeybgala kumanaan dad ah si ay u weyneeyaan xuska Thaipusam festival oo cibaado ahaana u aaminsan yihiin.









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment