Bulsha:- kacsiga waxaana sidoo kale ku jira maadada la yiraah Omega oo kaa dhigeysa mid u diyaarsan shaqada qolka jiifka.
Bas-baaska Kulul: waxa uu ka koban yahay maadada ah Alcabseyoum taasi oo keenysa in jirka uu soo daayo dheecaanka Nicotine kaasi maskaxda si wacan uga shaqeysiiya xoojinaya baashaalka oo ka dhiga mid aad u diiraan .
Chocolate: waxa ay jirka ka saacidaa in uu soo daayo dheecaa ah Serotonin kaasi oo taageera ka helaya maadda kale tryptophan waana midda dhalisa dareemaha ah raalin ahansho iyo rabitaan galmo iftineducation- Aqoonta Galmada,

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment